Wasaaradda Amniga oo war ka soo saartay shilkii dhexmaray ciidanka NISA & Xildhibaan C/llaahi Max’ed Nuur (Akhriso)

Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa war cad ka soo saartay shilkii maalin ka hor ka dhacday Koontaroolka Ciidanka NISA ku leeyihiin agagaarka KM-0, xili uu halkaas marayey gaari uu saarnaa Xildhibaan C/llaahi Maxamed Nuur oo ka gudbay koontaroolkaas. Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Amniga ayaa lagu sheegay in goobtaas ay ka dhacday oo … Continue reading Wasaaradda Amniga oo war ka soo saartay shilkii dhexmaray ciidanka NISA & Xildhibaan C/llaahi Max’ed Nuur (Akhriso)